Madaxweyne Laftagareen oo ku laabtay Baydhabo Shirna Guddoomiyay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan Warbixin looga dhagaystay Wasiiradda . Wasaaraddaha Qorshaynta,Amniga,Arimaha Gudaha iyo Gargaarka. Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ayaa Gollaha warbixin ka siiyey Safarkii shaqo ee ugu maqnaa Dowlad Deegaanka Soomaalida isagoona sheegay in isaga iyo Madaxweyne Mustafe … Continue reading Madaxweyne Laftagareen oo ku laabtay Baydhabo Shirna Guddoomiyay (Sawirro)